Yedi İklim Turkish Buuga Waxqabadka Fiidiyowga

Yedi İklim Turkish Buuga Waxqabadka Fiidiyowga

Yazıcı-dostu sürüm

Buuga Waxqabadka Fiidiyowga

"Buuga Waxqabadka Fiidiyowga" waxaa diyaariyey Agaasinka Waxbarshada Turkiga si looga barto Af-Turkiga qalabka muuqaalka iyo maqalka kasoo sahlaayo fahamka luuqada.  Muuqaalkaan waxaa uu ka koobanyahay 24 wax qabad muuqaal oo loo diyaariyay bartayaasha Afka iyo Macalimiinta. Buugan waxaa ku jira agab dhameeystiran oo loogu talagalay buuxinta baahida wax barasho heerka aasaasiga ah.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr